Mas’uuliyada noqoshada waalidka - Koorso ka kooban afar qaybood oo loogu talo galay isu diyaarinta waalidnimo

Topbild_1312071212.jpg

Sidee ayaan isugu diyaarinayaa ummusha? Maxaan ka caawin karaa, lammaane ahaan ama qof taageeraya ummusha? Sidee ayaan ula tacaali karaa xannunka ummusha? Maxaa uu ilmuhu ubaahanyay si uu farxad udareemo? Iyo sidee ayay nolol maalmeedkaygu isu badalaysaa marka aan yeehso ilmo yar oo aan ka fikiraayo? Hadii aad tahay qof waalid noqonaya, dhab ahaantii waxaad qabtaa su’aalo iyo walaac badan. Halkan waxa aad ka heli doontaa jawaabo, sharraxaado iyo talooyin ay kusoo doonaan ummulisooyinkayagu. kooroskan afarta qaybood ah, waxa aynu isla eegi doonaa waxkasta laga bilaaba sida aad ugu qalabaysanayso uguna diyaar garoobayso illaa nolol maalmeedka aad la wadaagi doonta ilamahaaga. Tababar kani waxa uu ku siinayaa aasaas fiican oo aad ku waajihi karto noloshaada cusub waalid ahaan.

Sugaya

Kaydinaysa una diyaar garoobaysa

Chatta med Liv