Obesitaska carruurta – caawiyaha dijitaalka ah ee waalidka
Kani waa caawiye dijitaal ah oo loogu talagalay waalidiinta iyo dadka kale ee waaweyn oo u dhow carruur obesitas leh.
Halkaan waxaa ku yaal:
- Xaqiiqooyin ku saabsan xanuunka iyo sida loo dabiibo.
- Dhiirrigelin iyo taageero lagu abaabulo caadooyinka wanaagsan ee nololmaalmeedka.
- Qisooyin laga soo wariyay qoysas kale oo ku saabsan la noolaanshaha iyo la tacaalka obesitaska. Qoysna keligii ma aha!