Startsida för Nololmaalmeedka Waalidnimada

Markasta ma fududo in la ahaado waalid, maba kusii jirto maalmaha kadeedka ah. Waalidiinta dhamaantood waxay doonayaan wanaagga ilmahooda, laakiin waxa uu geli karaa wareeg taban oo ah buuq iyo khilaaf. Bogoggaan waxaan ku aruurinnay talooyin iyo tusaalayaal ka yimid daraasaadka ugu dambeeyay oo ku adkayn kara ka waalid ahaan, gundhigna u noqda nololmaalmeed wanaagsan qoyska. Soo dhawoow!